Do you know longest River in Africa and which countries drain

major north-flowing river in northeastern Africa, and is the longest river in Africa and the disputed longest river in the world,[6][7] as the Brazilian government says that the Amazon River is longer than the Nile.[8][9] The Nile is about 6,650 km (4,130 mi)[n 1] long and its drainage basin covers eleven countries: Tanzania, Uganda, Rwanda, Burundi, the Democratic Republic of the Congo, Kenya, Ethiopia, Eritrea, South Sudan, Republic of the Sudan, and Egypt.[11] In particular, the Nile is the primary water…More

Ethiopia’s access to ports in the horn of Africa

Djibouti and port agreement Since taking power Abiy has pursued a policy of expanding landlocked Ethiopia’s access to ports in the Horn of Africa region. Shortly before his assumption of office it was announced that the Ethiopian government would take a 19% stake in Berbera Port in the unrecognized Republic of Somaliland as part of a joint venture with DP…More

On 2 April 2018, Abiy was confirmed and sworn in

Originally posted on HIRGALIN ONLINE MEDIA:
On 2 April 2018, Abiy was confirmed and sworn in by the Ethiopian parliament as Prime Minister of Ethiopia. During his acceptance speech, he promised political reform; to promote the unity of Ethiopia and unity among the peoples of Ethiopia; to reach out to the Eritrean government to resolve the…

On 2 April 2018, Abiy was confirmed and sworn in

On 2 April 2018, Abiy was confirmed and sworn in by the Ethiopian parliament as Prime Minister of Ethiopia. During his acceptance speech, he promised political reform; to promote the unity of Ethiopia and unity among the peoples of Ethiopia; to reach out to the Eritrean government to resolve the ongoing Eritrean–Ethiopian border conflict after the Eritrean–Ethiopian…More

Cilmibaadhis: Haddaad dhafarto habeenkii xal ayaa laguu hayaa

Originally posted on HIRGALIN ONLINE MEDIA:
11 Juunyo 2019 Qoraalka sawirka,Jiifka sariirta Waa inaad wax ka baddasho sida aad habeenkii u seexato, taasina waxay hagaajin kartaa qaabka uu jirkaaga u shaqeeyo, iyo caafimaadkaaga, sida ay sheegeen seynisyahannada UK iyo Australia. Waxay diiradda saarayaan “dadka dhafra” ee jirkooda uu la qabsaday in ilaa xilli dambe ay…

“I look forward to future cooperation with President Biden,” Merkel tweeted

HIRGALIN ONLINE MEDIA Follow us to get updates daily. Congratulations from leaders around the world poured in for Joe Biden after he was projected Saturday to become the next president of the United States. Canadian Prime Minister Justin Trudeau was one of the first to tweet his best wishes. “Congratulations, @JoeBiden and @KamalaHarris. Our two countries…More

Minister Benjamin Netanyahu have a personal friendship

Joe Biden ‘no saviour’ of the Palestinians Palestinians eye restoration of US relations but scepticism abounds that Biden’s election win marks a strategic American policy change. By Linah Alsaafin In October 1973, newly elected Delaware Senator Joe Biden visited Israel on his first official overseas trip and met Israeli Prime Minister Golda Meir. The 30-year-old was…More

Jimicsigu wuxuu hagaajiyaa hurdada’Cilmi baaris’Jimicsigu wuxuu xakameeyaa

Originally posted on HIRGALIN ONLINE MEDIA:
Jimicsigu wuxuu hagaajiyaa hurdada’Cilmi baaris’Jimicsigu wuxuu xakameeyaa miisaanka.Jimicsiga ayaa kaa caawin kara kahortagga miisaanka oo kordha ama kaa caawiya joogteynta miisaanka oo yaraada.Jimicsigu wuxuu la dagaallamaa xaaladaha caafimaad iyo cudurrada. … Jimicsigu wuxuu HIRGALIN ONLINE MEDIA #FOLLOW #HIRGALIN Arrimaha oo jiimka oo dhameystiran halkan kaga boga : https://lnkd.in/eUUT4cy

Jimicsigu wuxuu hagaajiyaa hurdada’Cilmi baaris’

Jimicsigu wuxuu xakameeyaa miisaanka. Jimicsiga ayaa kaa caawin kara kahortagga miisaanka oo kordha ama kaa caawiya joogteynta miisaanka oo yaraada. Jimicsigu wuxuu la dagaallamaa xaaladaha caafimaad iyo cudurrada. … Jimicsigu wuxuu hagaajiyaa niyadda. … Jimicsigu wuxuu xoojiyaa tamarta. … Jimicsigu wuxuu kor u qaadaa hurdo fiican. … Jimicsigu wuxuu dhimbiil ku celinayaa noloshaada galmada. ……More

Trump iyo Guusha mareekanka

Originally posted on HIRGALIN ONLINE MEDIA:
Ma garan karno cidda madaxweyne noqoneysa maadama aan si rasmi ah loo dhameystirin tirinta codadka doorashada Mareykanka si loo shaaciyo cidda guusha gaartay. Qoraalka sawirka,Donald Trump iyo Joe Biden Mar uu ka qeybgalayay isu soo bax ka dhacay gobolka Delaware, Joe Biden, wuxuu yiri: “Waxaan ognahay in natiijada ay…

#Warsheekh Waxa lagu dilay Umushii iyo cuniigii 40 cisho oo an gaarin…

Weerarkaas waxaa fuliyey koox hubeysan waxaana lagu dilay Hooyo umul aheyd, canugii ay dhashay oo 40-cesho aan gaarin iyo wiil kale oo ay dhashay oo 3-sano jir ahaa. Muqdisho-KNN-Inta la xaqiijiyey seddax qof ayaa lagu dilay laba kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerar caawa ka dhacay duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe. Sidoo…More

Trump aya dib ugu laabtay Aqalka Cad kaddib saacado

Trump ayaa dhismaha Aqalka Cad qaab qarsoodi ahaan ah ka soo galay albaab dhinac ku yaal isaga oo niyad jab weyn uu ka muuqdo isla markaana madaxa hoos u raaricinaya. Kolonyada baabuurtii uu la socday ayaa waxaa ku buuqay oo fowdeeyay dad shacab ah oo u dabbaaldegayay guuldarradii uu kala kulmay doorashada. Inkastoo Trump la…More

Latest Posts CategoriesMore

Shikh nuureeyn o ku geeriyoday

Mufrah wuxuu sheegay inuu ka murugooday bixitaanka Sheekh Noreen kadib shil baabuur, wuxuuna tilmaamay dhimashada 3 kale oo la socotay: Cali Yaqoub, Abdullah Awad Al-Karim iyo Muhannad Al-Kinani, halka Sayed bin Omar uu qaabilayo. daaweynta. Dhiniciisa, Mohamed Hamdan Dagalo (Hemeti), Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Gobanimada Suudaan, wuxuu ka tacsiyeeyay geerida shiikh Noreen, wuxuuna ku daray…More

wuxuuna muddo 50 sano ku dhow u ordayay siduu madaxweyne uga noqon lahaa Mareykanka.

Muddo 50 sano ah raadinayay madaxtinimada Mareykanka 34 Daqiiqadood ka hor Joe Biden waa ninka tartanka adag la galay Donald Trump, wuxuu ahaan jiray madaxweyne ku-xigeenkii hore ee dowladdii Obama, siddeedii sano ee hoggaanka Mareykanka uu hayay. Waa musharax ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada madaxtinimada Mareykanka, kaas oo Donald Trump uga guuleystay doorashada, wuxuuna…More

Joe biden wins 46th president USA

HIRGALIN ONLINE MEDIA — The Latest on the presidential campaign (all times local): 12:15 p.m. House Speaker Nancy Pelosi says Joe Biden’s victory over President Donald Trump is a “mandate for action.” The Democratic leader said in a statement Saturday: “Today marks the dawning of a new day of hope for America.” Pelosi called Biden’s vote tally…More

Can I Monetize My Free WordPress Blog? You can monetize your free

Can I Monetize My Free WordPress Blog? 100% yes… WordPress is an amazing free blogging platform that rewards you with readers as you write great content. And if you write REALLY well, you can experience a tremendous amount of traffic. But can you monetize that traffic and earn a side or full-time income? Can I…More

Biden oo ku sii dhawanaya inuu garaaco Trump

HIRGALIN ONLINE MEDIA Like follow share Joe Biden ayaa mar kale sheegay in uu ku kalsoon yahay guusha maaddaama uu kusii dhawaanayo inuu garaaco Donald Trump kadib doorashadii madaxtinnimada ee Talaadadii ka dhacday Mareykanka. Tartamahan xisbiga Dimuqraadiga wuxuu hadda heystaa 253 ka mid ah 270 Codadka Ergada Codbixinta ee loo baahan yahay, si uu u…More

Ciidama cirka Ethiopia

Ciidamada cirka Itoobiya oo bilaabay duqeyn ay ka fulinayaan gobolka Tigreeda HIRGALIN ONLINE MEDIA Follow share like Related Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa sheegay in duqeymo lala bartilmaameedsaday bakhaaro uu hub ku keydsanaa oo ku yaalaa golka Tigreeda ee waqooyiga dalka Itoobiya. Abiy Ahmed ayaa sheegay in duqeymahaasi lagu burburiyay tiro madaafiic oo goobtaasi ku…More