Sidee Shaqo aan uheli karaa si fudud

” Qofkasta oo dunida ku nooli wuxuu Jecel yahay innuu shaqo wanaagsan oo lacag badan helo se qofkasta oo dunida ku nooli ma laha aqoonta iyo xirfadda shaqo wanaagsan lagu helayo”
Maalmihii u dambeeyay waxa aynu ka hadlaynay qaabkee shaqo loo hellaa ama loo abuuraa, labadan qaab waa laba qaab ee dunidda ka jira marka laga hadlayo shaqo abuurka iyo shaqo helista.
Intaad nooshahay saddex midkood unbaad noqon shaqaale, loo shaqeeye iyo iska fadhiya aan shaqaysan, inta badan dadka iyo caalamkuba laba ka mida ayay ku mashquulsan yihiin innay noqdaan shaqaale iyo innay noqdaan loo shaqeeye.
Qofkasta oo dunida ku nooli waa shaqaale ama loo shaqeeye “Shaqo abuure” qofkasta oo doonnaya inuu noqdo shaqaale wuxuu raadiyaa sidii uu shaqo ku heli lahaa waxaannu maraa waddooyinkasta oo shaqo lagu heli karo hadday aqoon tahay, xirfad tahay ama waddo kale tahay ba, qofkasta oo loo…
View original post 344 more words
