President of Somalia “Farmajo” Talks about Ex- Control Attack

farmajo 28/12/2019 This dark day has robbed our nation of dozens of innocent lives, the perpetrators of this heinous act of terror will never dim the spirits of the people of Somalia. Let’s join hands in countering this evil in our midst. Let’s move fast and help out the survivors.More

EX Control Maxay somaalidu ka hadal hayaan

Dadka qaarkood waxaa maskaxdooda ka guuxayo oraahdaan (wax walboo dhaca ama dhici waayo waxaa jira sabab ka dambaysa. Guul iyo guuldarro, nabad iyo colaad, cudur iyo caafimaad iwm. ma daraasaynaa arrintan nagu habsatay sababteeda si aan xal dhab ah oo waara u helno) Fikirkaagu waa muhiim Ku xidhnaw HirgalMore

QARAX WEYN oo ka dhacay Ex-Control

Qarax ka dhacay Ex-Control maxa kala sootaa? Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Saacadihii lasoo dhaafay Isbitaalada Madiina iyo Digfeer ayaa waxaa la dhigay dad qaba dhaawacyo kala duwan, waxaana jira dad la raadinaya kuwaas oo waxyelo kasoo gartay qaraxi shalay. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan Diyaarad ka…More

My First Blog Post

Be yourself; Everyone else is already taken. Noqo naftaada; Qof kasta oo kale waa la qaatay — Oscar Wilde. This is the first post on my new blog. I’m just getting this new blog going, so stay tuned for more. Subscribe below to get notified when I post new updates.More